Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Ra’isulwasaaraha Soomaaliya oo Bogaadiyay Heshiiska laga gaaray Shaqaaqooyinkii ka dhacay Muqdisho

DHAGEYSO:Ra’isulwasaaraha Soomaaliya oo Bogaadiyay Heshiiska laga gaaray Shaqaaqooyinkii ka dhacay Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukumada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble,Madaxweynaha maamulka Galmudug iyo Mucaaradka ayaa Kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay ka soo saareen Qodobo lagu Xalinayo shaqaaqooyinkii Bishii Hore ka dhacay magaalada muqdisho.
Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta,dhaqanka iyo Daxiiska dowlada Soomaaliya C/rax,aam Yusuf Alacadaala ayaa warbahainta u aqriyay Qodobada Kulankaas laga Soo saaray oo 10 qodob ka koobnaa.

Sidoo kale waxaa heshiiska iyo qodobada laga soo saarayba Bogaadiyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xassan Sh Maxamuud iyo Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments