Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Wiil ku dhacay lag ku taalla Wajeer oo meydkiisa la raadinaya

DHAGEYSO:Wiil ku dhacay lag ku taalla Wajeer oo meydkiisa la raadinaya

Waxaa muddo 16 saacadood ah la raadinaya meydka will 16 sano jir ah oo shalay ku dhacay lag ku taalo magaalada Wajeer .
Qaar ka mid ah dadka howlgalka samata bixinta wado ayaa warbaahinta la hadlay.

Waa qofkii labaad oo ku dhinto biyo muddo saddex cisho gudahood ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments