Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Safaaradda Soomaaliya ee Suudan oo ka warbixisay shaqooyinka ay ku guuleysteen

DHAGEYSO:Safaaradda Soomaaliya ee Suudan oo ka warbixisay shaqooyinka ay ku guuleysteen

Safaaradda Dowladda Soomaaliya ee Dalka Suudan ayaa Faahfaahin ka bixisay Waxqabadkeeda labadii sano ee la soo dhaafay.
Safiirka dowladda Soomaaliya ee dalka Suudan Maxamad Sheekh Isxaaq ayaa faahfaahiyay caqabadaha ay la Kulmeen markii ay shaqada bilaabeen Xilligaas oo gabi ahaanba la beddelay Howl-wadeenadii Safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi ka dib Cabasho ay ka Muujiyeen ardayda Soomaalida ee wadankaasi Wax ka Barata.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments