Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Barasaabka Isiolo oo baaq nabadeed u diray shacabka ismaamulkaas iyo dadweynaha Lagdera

DHAGEYSO:Barasaabka Isiolo oo baaq nabadeed u diray shacabka ismaamulkaas iyo dadweynaha Lagdera

Guddoomiyaha ismaamulka Isiolo Maxamad Kuti ayaa dadweynaha ku nool ismaamulka Isiolo iyo deegaanka dariska la ah ee Lagdera ku boorriyay in ay nabadda ku dadalaan.
Waxaa uu xusay in laga doonayo inay isku dulqaataan maadaama lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan .
Barasaabka Isiolo ayaa xoolo dhaqatada labada dhinac ka codsaday in ay ku wada noolaadaan si walaaltinimo ay ku dheehan tahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments