Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Hoggaamiyaha mucaaradka India oo xayiraad ku baaqay

Hoggaamiyaha mucaaradka India oo xayiraad ku baaqay

Madaxa mucaaradka wadanka India Rahul Gandhi ayaa soo jeediyay in dalkaas lagu soo rogo xayiraad qaran oo dhanka isku socodka ah.
Waxaa uu sheegay in tallaabadan ay kaalin wayn ka qaadanayso xakameynta faafidda cudurka COVID19 oo wadankaas faro ba’an ku haya.
India ayaa ilaa iyo hadda laga diiwaangeliyay in ka badan 20 milyan oo ah kiisaska caabuqa corona waxaana dhanka tirada xaaladaha kaga horreeya keliya Maraykanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments