Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Booliska gobolka Bari oo dib u furay waddooyin ay roobab ay jareen

DHAGEYSO:Booliska gobolka Bari oo dib u furay waddooyin ay roobab ay jareen

Taliska Ciidamada Booliska qaybta gobolka Bari ee Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa ku guulaystay inay dib u furaan jidkii Boosaaso iyo gobollada kale ee dhawaan ku xirmay daadad Xooggan oo Gobolka Bari ku soo Rogmada.
Taliyaha Ciidanka Booliska Qaybta Gobolka Bari Xuseen Cali Maxamuud ayaa warbaahinta Faahfaahin ka siiyay shaqada ay halkaas ka qabteen ee u suurogalisay inay labo Cesho kadib wadooyinkaasi dib u furaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments