Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Xubin ka tirsan ISIS oo lagu qabtay Istanbul

Xubin ka tirsan ISIS oo lagu qabtay Istanbul

Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in howlgal laga fuliyay magaalada Istanbul lagu soo qabtay xubin ka tirsan kooxda isku tilmaanta khilaafada islaamiga ee ISIS.
Qofkan ayaa la sheegay in ay aad isugu dhawaweeyn hoggaamiyihii ISIS Abu Bakr al-Baghdadi ee cidamada gaarka ah ee Maraykanka ay bishii Tobnaad ee sanadkii 2019-kii sheegeen in ay dileen.
Ninka la qabtay oo dhalasho ahaan ka soo jeedo wadanka Afghanistan ayaa magaciisulagu sheegay ASIM.
Bayaan ay maanta soo saareen booliska magaalada Istanbul ayaa waxaa ku cad in ASIM laga qabtay degmada Atasehir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments