Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka India oo laga xaqiijiyay in ka badan 300,000 oo ah xaaladaha cusub...

India oo laga xaqiijiyay in ka badan 300,000 oo ah xaaladaha cusub ee COVID19

Wasaaradda caafimaadka ee dalka India ayaa sheegtay in 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay ay diiwaangelisay 368,147 oo ah kiisaska cusub ee cudurka COVID-19.
Waa maalinkii 12-aad oo si xiriir ah gudaha wadankaas looga xaqiijiyay xaalado kor u dhaafaya 300 oo kun.
Tirada guud ee kiisaska caabuqa corona ee dalka India ayaa hadda ku dhow 20 milyan.
3,417 bukaan oo dheeraad ah ayaa cudurka ugu dhimatay wadankaas tani oo dhimashada guud ka dhigtay 218,959 qof sida laga soo xigtay wasaaradda caafimaadka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments