Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Abaanduulaha booliska oo bayaan ka soo saaray muuqaal lagu faafiyay baraha bulshada

Abaanduulaha booliska oo bayaan ka soo saaray muuqaal lagu faafiyay baraha bulshada

Taliyaha guud ee ciidamada booliska dalka Mr. Hillary Mutyambai ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa rasmiga ee Twitter-ka ku sheegay inuu ka war helay muuqaal lagu faafiyay baraha bulshada.
Muuqaalka ayaa laga dhex arkayaa nin dhar caadi ah ku labisan oo dhibaateynaya sarkaal boolis oo ka mid ah ciidamada taraafikada.
Mr. Mutyambai ayaa xusay in baaritaano hor dhac ah oo la sameeyay ay tilmaamayaan in ninka sarkaalka dhibaateynaya uu yahay askari la shaqeeya waaxda dambi baarista ee DCI-da.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments