Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya 3 carruur ah oo ku dhimatay guri ku gubtay Nakuru

3 carruur ah oo ku dhimatay guri ku gubtay Nakuru

Wararka naga soo gaaraya ismaamulka Nakuru ayaa sheegaya in saddex carruur ah iyo haweeney shaqaale ah ay dhinteen ka dib markii gurigooda uu dab qabsaday.
Dhacdadan ayaa laga soo tabiyay xaafadda Pakawa waxaana loo aaneeyay mushammac la shiday.
Waxaa dabka oo billowday abaare 9-kii fiidnimo ee xalay iyo khasaaraha nafeed ee ka dhashay warbaahinta u xaqiijiyay taliyaha booliska ee Nakuru Phanton Analo.
Wararka ayaa intaa ku daraya in guriga uu dabku ka kacay ay degganayd Mary Wandia oo ka mid ah ciidamada booliska dalka.
Haweeneydan ayaa xilliga ay carruurteeda iyo shaqaalaha dhibaatadan soo gaaraysay shaqo ku maqnayd.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments