Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Rw Rooble oo soo dhaweeyay inuu hoggaamiyo howlaha doorashada iyo amnigeeda

DHAGEYSO:Rw Rooble oo soo dhaweeyay inuu hoggaamiyo howlaha doorashada iyo amnigeeda

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamad Xuseen Rooble oo xalay shacabka la hadlay ka dib go’aankii shalay ee Golaha Shacabka ee baarlamaanka ayaa sidoo kale Madaxweynaha Soomaaliya uga mahadnaqay in xukuumadiisa lagu soo wareejiyo hoggaaminta hawlaha doorashooyinka iyo amniga.

Waxaa uu sheegay in xukuumaddu ay sida ugu dhakhsaha badan uga hawlgali doonto qorsheyaasha doorashooyinka iyo amniga, kaddib markii Madaxweyne Farmaajo uu howshaas ku wareejiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments