Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Rw Rooble oo faray inay xeryahooda ku laabtaan ciidamada diidanaa muddo kororsiga

DHAGEYSO:Rw Rooble oo faray inay xeryahooda ku laabtaan ciidamada diidanaa muddo kororsiga

Ra’iisul xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamad Xuseen Rooble ayaa faray Ciidammada Qarankaasi in ay ku laabtaan xeryahoodii oo aysan ku milmin siyaasadda, isagoo ugu baaqay siyaasiyiintuna in ay ka fogaadaan hadal ama ficil kasta oo aan caawineyn xasilloonida dalka iyo wadajirka shacabka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments