DHAGEYSO:Jubbaland oo shuruud ku xirtay ka qeyb-galka shir uu ku baaqay ra’iisul wasaaraha

0
686

Iyada oo madaxwaynaha soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo khudbadii uu shalay ka horjeediyay Golaha Shacabka uu ku cadeeyay in howlaha doorashooyinka iyo Amnigeeda uu ku warejiyay Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa waxa arrintaasi durba ka hadlay dowlad goboleedka jubbaland.
Wasiirka warfaafinta Jubbaland Cabdi Xuseen oo u warramay laanta af-soomaaliga ee VOA-da ayaaa sheegay in shir walba oo lagu baaqo oo looga hadlayo Arrimaha doorashooyinka in aysan kasoo qeyb gali doonin ilaa amaanka guud ee dalka lagu wareejiyo Ra’iisul Wasaaraha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here