Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya MD Farmaajo oo caddeeyay in ra'iisal wasaare Rooble uu hoggaamin doono doorashada...

MD Farmaajo oo caddeeyay in ra’iisal wasaare Rooble uu hoggaamin doono doorashada iyo amniga

Madaxweynaha Soomaaliya islamarkaana muddo xileedkiiu ku ekaa 8-dii bishii labaad ee sanadkan Maxamad Cabdullaahi ayaa caddeeyay in ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamad Xuseen Rooble uu hoggaamin doono doorashada iyo amniga
“Waxaan halkaan ka cadeynayaa in ra’iisul wasaare Rooble uu hoggaamin doono diyaarinta iyo amniga sidoo kale fulinta qorshaha sida waafaqsan dastuurka waxaa iska leh ra’iisal wasaaraha.”
Mr Farmaajo ayaa xukuumadda xilgaarsiinta faray inay howshaas baaxadda leh u hoggaansamaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments