Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Xoolo dhaqatada oo lagu boorriyay in ay ballaariyaan ilahooda dhaqaale

Xoolo dhaqatada oo lagu boorriyay in ay ballaariyaan ilahooda dhaqaale

Bulshooyinka xoolo dhaqatada oo ay ka mid tahay Soomaalida ayaa lagula taliyay in aynan noolol ahaan ku tiirsanaan hal il-dhaqaale oo keliya.
Baaqan ayaa loo diray xoolo dhaqatada ku nool deegaannada ay inta badan abaartu saameyso.
Waxaa arrinkan ka hadlay isku duwaha ismaamulka Laikipia u qaabilsan mashruuc goboleedka adkeysiga xoolaleeyda ee (R.P.L) Gilbert Mboroki.
Mas’uulkan ayaa bulshooyinka ay noloshoodu ku tiirsan tahay wax soo saarka xoolaha nool ee la dhaqdo kula taliyay in ay isku dayaan siyaabaha kale ee laga helo dakhliga.
Mr. Mboroki ayaa sheegay in xoolaleyda ay khasaaro la kulmaan xilliga abaarta maadaama ay jirto biyo iyo daaq la’aan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments