Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Baaritaano la xiriira 750 milyan oo lacag faalis ah oo socdo

Baaritaano la xiriira 750 milyan oo lacag faalis ah oo socdo

Hay’adaha dambi baarista dalka ayaa wado baaritaano ku aaddan lacag dhan 750 milyan oo shilin oo la sheegay in ay faalis tahay taasoo dhawaan la helay.
Galinkii dambe ee Talaadada ayay ahayd markii gacanta lagu dhigay labo eedeysanayaal oo Kenyaan ah oo lacagtan siday.
Ciidamada ammaanka ayaa arrinkan ku guulaystay ka dib howlgal ay ka sameyeen xaafadda Kilimani ee magaalada Nairobi.
Eedeysanayaasha ayaa magacyadoodu lagu kala sheegay Samuel Maina iyo Boniface Mungai.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments