Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Turkiga oo shaaciyay xayiraad buuxda oo la xiriirta COVID19

Turkiga oo shaaciyay xayiraad buuxda oo la xiriirta COVID19

Dowladda Turkiga ayaa ku dhawaaqday xayiraad buuxda oo dhanka isku socodka ah taasoo lagu xakameynaya faafidda cudurka COVID19.
Amarkan ayaa ah mid qaran waxaa uuna dhaqan galayaa galinka dambe ee maalinka Khamiista .
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in xayiraaddan ay shaqeyn doonto ilaa 17-ka bisha Shanaad ee sanadkan.
24-kii saacadood ee ugu dambeeyay waxaa gudaha wadankaasi laga xaqiijiyay xaaladaha cudurka COVID19 oo gaaraya 37,312 iyo 353 oo dhimasho hor leh ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments