Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Maleeshiyaad afar qof ku dishay galbeedka degmada Balanbal

DHAGEYSO:Maleeshiyaad afar qof ku dishay galbeedka degmada Balanbal

Maleeshiyaad ayaa weerar ku qaaday qoys xoola dhaqato ah oo afur isugu diyaariyey hooygooda oo ku yaala deegaan dhanka galbeed ka xiga degmada Balanbal ee waqooyiga gobolka Galgaduud.
Rasaasta lagu furay qoyskan ayaa sababtay dhimashada afar ka mid ah qoyska halka labada kale iyagoo dhaawac culus qaba la geeyey isbitaalka degmada Balanbal.
Maxamad gabileey oo ka mid ah bulshada Balanbal ayaa qadka taleefoonka dhacdadan ugu faahfaahiyay Cubeyd Xasan Maxamuud oo nooga soo warramo gobolka Galgaduud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments