Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Midowga musharraxiinta oo cambaareeyay weerarradii lagu qaaday

Midowga musharraxiinta oo cambaareeyay weerarradii lagu qaaday

Midowga Musharixiinta Soomaaliya ayaa war kasoo saaray weerar la sheegay in lagu qaaday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
War-saxaafadeed ay soo saareen Midowga Musharixiinta ayaa waxaa ay ku sheegeen in ay cambaaraynayaan weerar ay sheegeen in uu kusoo qaaday Madaxweyne Farmaajo hooyga uu Muqdisho ka daggan yahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments