Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Shirkadda Kenya Power oo faahfaahin ka bixisay koronta la’aanta ka jirta magaalada...

DHAGEYSO:Shirkadda Kenya Power oo faahfaahin ka bixisay koronta la’aanta ka jirta magaalada Garissa

Shirkadda adeegga korontada dalka ee Kenya Power ayaa faahfaahin ka bixisay korontada oo ka tag tageysay maalmahan magaalada Garissa.
Madaxa Shirkadda adeega korontada laanteeda ismaamulka Garissa Bishaar Ibraahim oo arrintan faahfaahin ka siiyay idaacadda Star FM ayaa xusay in maalinta Axadda taarikhduna tahay 25-ka bishaan ay so gabagabeyn doonaan hagaajinta ciladda la soo daristay adeegga korontada ee magaaladaasi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments