Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Booliska Hirshabeelle oo ka digay hubka sharci darrada ah ee magalooyinka lagu...

DHAGEYSO:Booliska Hirshabeelle oo ka digay hubka sharci darrada ah ee magalooyinka lagu dhex qaato

Taliska Ciidanka Booliska Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle ayaa amar ka soo saaray hubka sharci darrada ah ee lagu dhex wato magaalada Jowhar iyo deegaannada kale ee Hoos yimaada.
Taliyaha Ciidanka Booliska Maamulka Hirshabeelle Con Xassan Dhicisow Xassan ayaa sheegay inaan cidna laga ogolaan doonin inay magaalada Jowhar ku dhex qaadato Hub sharci darro ah.
Waxaa uu tilmaamay in Taalabo laga qaadi doono qofkasta oo Magaalada Jowhar ku dhex qaata Hub ee aan ahayn Ciidanka Amaanka ee Sugaya amniga Magaalada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments