Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Qiimaha cunooyinka Kismaanyo oo sare u kacay

DHAGEYSO:Qiimaha cunooyinka Kismaanyo oo sare u kacay

Wasiirka ganacsiga Maamulka Jubaland ayaa sheegay in culaysyada uu keenay Cudurka Coronaha ay sababtay inay kala go’aan maraakiibta rashinka keenta taasoo sababtay maciishada qaarkeed ay sare u kacday.
Wasiirka Ganacsiga Jubaland ayaa sheegay in hada xaaadu soo hagaagayso balse ay jiraan dad sare u qaaday qiimaha maciishada qutul daruuriga ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments