Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Masuuliyiin dowlada ka tirsan oo booqday Isbitaalada ay ku jiraan Caruur ku...

DHAGEYSO:Masuuliyiin dowlada ka tirsan oo booqday Isbitaalada ay ku jiraan Caruur ku dhaawacanta Hoobiyeyaal dugsigooda lagu garaacay

Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowlada Fedraalka Soomaaliya ayaa waxay Kormeer ku Sameeyeen Caruur Dugsi Quran dhiganayeen Ay shabaab Hoobiyeyaal ku garaaceen oo dhaawacyo ka soo agareen.
Caruurta dhawaca ah oo dhowr iyo toban gaaraya iyo Macalinkooda ayaa waxay ku soo dhaawacmeen Hoobiyeyaal lagu dhuftay dugsigooda oo degmada Awdheegle ku yaala waxayna hada ku jiraan isbitaalka Ciidanka Xoogga dalka iyo isbitaalka Soomaali Sudanes.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments