Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Caabuqa corona oo si weyn ugu faafaya India

Caabuqa corona oo si weyn ugu faafaya India

Wasaaradda caafimaadka ee dalka India ayaa sheegtay in 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay ay diiwaangelisay 314,835oo ah xaaladaha cusub ee caabuqa corona.
Tiradan ayaa ah midii ugu badneyd ee hal maalin gudaheed laga xaqiijiyo wadan ka mid ah caalamka.
Tirada guud ee kiisaska cudurka COVID-19 ee India ayaa hadda ah 15.93 milyan.
Sidoo kale waxaa dhimashada gudaha wadankaas ku kordhay 2,104 tani oo tirada guud ee dhimashada ka dhigtay 184,657 sida laga soo xigtay wasaaradda caafimaadka ee dalkaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments