Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Australia oo yaraynaysa duulimaadyada India

Australia oo yaraynaysa duulimaadyada India

Dowladda Australia ayaa sheegtay in la yareyn doono tirada duulimaadyada ka yimaada dhanka wadanka India.
Tani ayaa loo aaneeyay xaaladaha cudurka COVID-19 ee dalkaasi ku sii badanaya.
Ra’iisul wasaaraha Australia Scott Morrison ayaa maanta sheegay in madaxdu ay ku heshiiyeen in boqolkiiba 30 la dhimo tirada muwaadiniinta India iyo dadka haysta degganaanshaha Australia ee soo raaca diyaaradaha ka soo laabto India.
India ayaa 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay laga diiwaangeliyay xaaladaha cudurka COVID-19 oo gaaraya 314,000.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments