Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Qiimaha qaar ka mid ah waxyaabaha inta badan xilliga Ramadaan la isticmaalo...

DHAGEYSO:Qiimaha qaar ka mid ah waxyaabaha inta badan xilliga Ramadaan la isticmaalo ee qaxootiga oo sare u kacay

Qeybo ka mid adeegyada ganacsi ee daruuriga ah ayaa sare u kac laga dareemayaa gudaha xeryaha qaxootiga ee Dadaab waxaana ka mid ah barafka oo si aad ah loo isticmaalo xilliyadan oo kale kuleeylka jira dartii iyo soonka.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan Dadaab ka soo diray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments