Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Qaar ka mid ah waxgaradka Soomaaliya oo ku baaqay in nabad iyo...

DHAGEYSO:Qaar ka mid ah waxgaradka Soomaaliya oo ku baaqay in nabad iyo xasiloonida dalka lagu dadaallo

Maxamad Sh. Jaamac Nageeye oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ka codsaday shacabka iyo siyaasiinta Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Muqdisho ku sugan in wadahadal lagu dhameeyo wax walba oo jira, lagana fogaado erayada xanafta leh ee dalkaasi Xasilooni darrada u horseedi kara

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments