Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Ingiriiska oo beeniyay in uu taageeray muddo kordhinta Farmaajo

Ingiriiska oo beeniyay in uu taageeray muddo kordhinta Farmaajo

Danjiraha Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster ayaa qoraal ay soo dhigtay barteeda Twitter-ka ku beenisay in ay taageereen muddo kordhintii dhawaan golaha shacabka soomaaliya uu u sameeyay dowladda.
Tani ayaa timid ka dib kulan Danjiraha ay la yeelatay ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Mahdi Maxamad Guuleed.
Sida Danjiraha ay sheegtay “waxaa ra’iisul wasaare ku Xigeenka loo sheegay inaysan UK taageeri doonin muddo kordhin, waxayna madaxda Soomaalida u soo jeedisay in miiska wada hadalka dib loogu laabto”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments