Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Ururka NEYD oo raashiin u qaybiyay in ka badan 160 qoys oo...

DHAGEYSO:Ururka NEYD oo raashiin u qaybiyay in ka badan 160 qoys oo danyar ah

Ururka dhallinyarada ee horumarka Waqooyi Bari ee loo yaqaana North Eastern youth for development magacooduna loo soo gaabiyo NEYD ayaa deeq raashin ah gaar siiyay qoysas danyar ah oo ku nool magaalada Garissa maadama lagu guda jiro bisha barakaysan ee Ramadhaan.
Qoysaska deeqda la siiyay ayaa ah ugu yaraan 160 sida uu idaacadda STAR FM u sheegay Cali Tawane Maxamuud oo ka mid ah mas’uuliyiinta ururka NEYD.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments