Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Bangladesh oo billowday howlgallo ka dhan ah koox isku tilmaanta islaamiyiin

Bangladesh oo billowday howlgallo ka dhan ah koox isku tilmaanta islaamiyiin

Wararka naga soo gaaraya dalka Bangladesh ayaa sheegaya in gacanta lagu dhigay boqolaal ka mid ah xubnaha iyo taageerayaasha koox isku tilmaanto islaamiyiin.
Dadkan ayaa lala xiriirinayaa dibadbaxyo dhimasho sababay oo looga soo horjeeday safarkii ra’iisul wasaaraha India Narendra Modi ee bishii hore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments