Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Banaanbax ka dhan ah dowladda dhexe ee Soomaaliya oo Shiirkole ka dhacay

Banaanbax ka dhan ah dowladda dhexe ee Soomaaliya oo Shiirkole ka dhacay

Banaanbax lagu taageerayo taliyihii hore qaybta booliska gobolka Banaadir Saadaq John, ayaa xalay ka dhacay xaafadda Shiirkole ee degmada Hodan ee caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho
Boqolaal Shacab ah ayaa ku dhawaaqayay erayo ka dhan ah madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday.
Qaar ka mid ah Shacabka ayaa sheegay in waddooyinka qaar ay dowladda Soomaaliya ka xirtay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments