Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Shirkadda Kenya Power oo shaacisay xaafadaha ay maanta koronto la’aan ka jiri...

Shirkadda Kenya Power oo shaacisay xaafadaha ay maanta koronto la’aan ka jiri doonto

Shirkadda adeegga korontada ee dalka ayaa soo saartay bayaan ay ku sheegtay in howlo dayactir awgood ay maanta koronto la’aan ka jiri doonto xaafadaha qaar ka mid ah ismaamullada wadanka.
Dowlad deegaannadan ayaa kala ah Nairobi gaar ahaan aagga loo yaqaano Tassia ee xaafadda Fedha , ismaamulka Trans Nzoia xaafado ka mid ah iyo Kiambu gaar ahaan Kabete.
Shalay ayay ahayd markii ay koronto la’aan ka jirtay ismaamullada gobolka xeebta sida Mombasa, Kwale, Tana River iyo Lamu taasoo loo aaneeyay dab ka kacay qaybta korontada ee Rabai.
Sidoo kale dadweynaha ku nool Garissa ayaa maalmihii ugu dambeeyay ka cabanayay culeys dhanka adeegga korontada .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments