Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Guddoomiyihii degmada Xamarjajab oo la dilay

Guddoomiyihii degmada Xamarjajab oo la dilay

Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya xalay lagu dilay guddoomiyihii degmada Xamarjajab, Maxamd Cabdi Xayle.
Guddoomiyaha ayaa la sheegay in lagu dilay weerar gaadmo ah.
Dilka ayaa dhacay xilli uu sii galayay gurigiisa oo ku yaalay xaafadda Sarkuusta ee deegaanka Garasbaaleey ee duleedka Muqdisho,
Afhayeenka Booliska, Sadiiq Doodishe ayaa u xaqiijiyay dilka Guddoomiyaha, Waxaana dilay Koox Bastoolado ku hubaysan oo watay Mooto Bajaaj.
Guddoomiyaha ayaa la sheegay in uu ka tagay ilaaladiisa qaaska ah, islamarkaana uu ahaa kaligiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments