Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Maamulka Gobolka Banaadir oo Amaanka ka hadlay

DHAGEYSO:Maamulka Gobolka Banaadir oo Amaanka ka hadlay

Guddoomiye Kuxegeenka Amniga & Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare ) oo warbaahinta dowlada Soomaaliya la hadlay ayaa fariimo amniga la wadaagay Shacabka Soomaaliyeed.
Gudoomiya Cali Yare ayaa u Mahadceliyay Madaxweyna Galmudug oo uu sheegay inuu Xaliyay dhalinyaro sida uu sheegay la soo abaabulay oo amaanka Caasimada lagu dhibaataynayay.
Gudoomiye Cali Yare ayaa dhanka kale Shacabka iyo guud ahana Dhinacyada kala aragtida duwan ugu baaqay inay amanka dalkooda ka shaqeeyeen maadaam Magaalada muqdisho ay Sanooyin badan dhibaato soo martay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments