Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Ra'iisul wasaaraha cusub ee Liibiya oo tagaya Turkiga

Ra’iisul wasaaraha cusub ee Liibiya oo tagaya Turkiga

Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Liibiya Cabdulxamiid Dbeibeh iyo wafdi wasiirro ah oo uu hoggaaminaya ayaa maanta tagaya dalka Turkiga.
Waxaa ay halkaas wada -hadal kula yeelan doonaan madaxweynaha wadanka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan.
Arrinkan ayaa shaaca looga qaaday bayaan ka soo baxay madaxtooyada dalka Turkiga oo lagu xusay in wafdiga matalaya Liibiya uu labo cisho ku sugnaan doono wadankaas.
15-kii bishii saddexaad ee sanadkan ayay ahayd markii la dhaariyay xukuumadda cusub ee midnimada ee Liibiya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments