Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Muslimiinta oo loogu baaqay in ay danyarta si gaar ah...

DHAGEYSO:Muslimiinta oo loogu baaqay in ay danyarta si gaar ah u caawiyaan xilliga bisha Ramadaan

Sheekh Cabdicasiis Dhaqane oo ka mid ah ducaadda ismaamulka Mandera ayaa bulshada muslimiinta ah ku boorriyay in xilliga bisha barakeysan ee Ramadaan ay caawiyaan walaalahooda danyarta ah.

Sidoo kale mid ka mid ah ganacsatada dowlad deegaankaas ayaa soo jeediyay in Alle bari la sameeyo xilliga Ramadaanna si gaar ah la isugu gargaaro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments