Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:21 qof oo ku dhaawacmay shil ka dhacay wadada xiriiriso Malindi iyo...

DHAGEYSO:21 qof oo ku dhaawacmay shil ka dhacay wadada xiriiriso Malindi iyo Momabasa

Waxaa la xaqiijiyay in 21 qof ku dhaawacmeen shil gaari oo aroornimadii hore ee maanta ka dhacay inta u dhexeysa wadada xiriiriso deegaanka Malindi ee ismaamulka Kilifi iyo magaalada Mombasa ee gobolka Xeebta.
Shilka ayaa waxaa uu u dhaxeeyay laba ka mid ah gaadiidka dadweynaha ee loo yaqaano mataatuuda oo ah nooca qaada rakaab dhan 14.
Qof goobjooge ahaa ayaa warbaahinta uga warramay sida ay wax u dhaceen.

Madaxa isbitaalka Malindi Dr. Gayo ayaa ka warramaya xaaladda dadka dhaawacyada soo gaareen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments