Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Ismaamulka Mombasa oo lagu xiray 140 qof oo aan u hoggaansamin bandowga...

Ismaamulka Mombasa oo lagu xiray 140 qof oo aan u hoggaansamin bandowga habeenkii

Ciidamada booliska ee dowlad deegaanka Mombasa ayaa gacanta ku dhigay 140 qof oo xilliga bandowga habeenkii ka dib goobo ku caweeynayay.
Shakhsiyaadkan ayaa laga qabtay baararka khamriga ka dib howlgal ballaaran oo ay halkaasi ka sameeyeen laamaha amaanka.
Dhamaan eedeysanayaashani ku jira gacanta booliska ayaa lagu wadaa in berri la soo taago maxkamadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments