Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Guddoomiyaha amniga gobolka Banaadir oo faahfahain ka bixiyay dilkii guddoomiyihii degmada Hodan

DHAGEYSO:Guddoomiyaha amniga gobolka Banaadir oo faahfahain ka bixiyay dilkii guddoomiyihii degmada Hodan

Guddoomiyaha Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir, Cali Yare Cali ayaa sheegay inay wax Foolxun oo aan la aqbali Karin ay ahayd qaabkii loo dilay guddoomiyihii degmada Hodan C/kariim Ciise Dhagajuun, Wuxuuna sheegay in baaritaanka uu daahay balse ay uga Mahadcelinayaan guddigiii uu Wasiirka amniga guduha oo baaritaankaan hoggaaminayay.
Guddoomiya Cali Yare Cali ayaa codsaday in kiiskaan la dadajiyo maadaama maxkamafda loo gudbiyay.

Dhanka kale Wasiirka Wasaaradda amniga guda Soomaaliya Xasan Xundubeey Jimcaale ayaa faahfaahiyay Baaritaankaan la soo gabagabeeyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments