Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Cudurka COVID-19 oo ku badanaya Laikipia

Cudurka COVID-19 oo ku badanaya Laikipia

Wararka naga soo gaaraya ismaamulka Laikipia ayaa sheegaya in ay sare u kaceen xaaladaha caabuqa corona ee halkaas laga diiwaangeliyay.
Wararka ayaa intaa ku daraya in maamullada isbitaallada Nanyuki iyo Nyahururu ay joojiyeen in la qaabilo bukaanada hor leh ee uu saameeyay cudurka .
Tani ayaa timid ka dib markii dadka uu COVID-19 haleelay ay buux dhaafiyeen xarumahaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments