Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Xildhibaano ka tirsan maamul goboleedyada Soomaaliya oo tababar loo xiray

DHAGEYSO:Xildhibaano ka tirsan maamul goboleedyada Soomaaliya oo tababar loo xiray

Xubno ka Tirsan Golaha aqalka sare ee Soomaaliya ayaa kulan looga hadlayay siyaasadda dhallinyarada u soo xiray xildhibaano ka socday Maamul gobaleedyada dalkaasi.
Mas’uuliyiintii goobta ka hadashay ayaa sheegay inay aad u muhiim u tahay in dhallinyarada ay door mug leh ku yeeshaan siyaasadda wadanka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments