Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inuu dakhligu korayay afartii sano ee la soo...

DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inuu dakhligu korayay afartii sano ee la soo dhaafay

Wasiirka Wasaarada Maaliyadda dowlada Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaalle Beyle ayaa sheegay in laga soo bilaabo kowdii bishii Kowaada o ee Sanadkii 2017-kii dakhliga dalka Soomaaliya koror Samaynayay.
Wasiir Beyle oo Maanta Warbaahinta dowladda la hadlayay ayaa sheegay inay marka dhaqaalaha dalalka kale Marka la fiiriyo uu aad u hooseeyo dhaqalaaha laga helo Canshuur Bixiyeyaasha, maadaama ay dadku dhaqso aaminayn bixinta Canshuurta.

Waxaa uu Sidoo kale sharaxaad ka bixiyay saamaynta dhaqaalaha Soomaaliya ka soo gaaray Cudurka Covid 19.

Ugu dambayntii Wasiirka ayaa ka hadlay soo daabacaada Lacagta Shilin Soomaaliga iyo Caqabadaha Hortaagan isagoo Tilmaamay inay Soomaaliya Ceeb ku tahay hadaysan Lacagteedii dib u soo celin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments