Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Madaxweynaha dalka oo gaaray ismaamulka Kiambu

Madaxweynaha dalka oo gaaray ismaamulka Kiambu

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa maanta socdaal ku tagay deegaanka Ruiru ee ismaamulka Kiambu.
Madaxtooyada dalka looga arrimiyo ee State House ayaa dhawaan sheegtay in Mr. Kenyatta uu xarunta warshadda qaran ee amniga ka daahfuraya qayb lagu soo saari doono hubka yaryar.
Mashruucan ayaa looga gol-leeyahay in lagu xoojiyo isku filnaanshaha Kenya marka la eego agabka amni ee lagu sameeyo gudaha wadanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments