Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Digniin la xiriirta safarrada oo ka dhan ah Kenya oo la soo...

Digniin la xiriirta safarrada oo ka dhan ah Kenya oo la soo saaray

Ka dib markii ay kordheen xaaladaha cudurka COVID-19 ee gudaha dalka ayay waaxda arrimaha dibadda ee Maraykanka muwaadiniinteeda uga digtay in ay u soo safraan Kenya.
Tani ayaa timid ka dib markii xarunta xakameynta iyo ka hor tagga cudurrada faafa ee (CDC) ay mar kale Kenya ku sheegtay in ay ku jirto heerka digniinta ee afaraad.
Heerkan ayaa lagu tilmaamaa wadamada uu ku badan yahay cudurka.
Sidoo kale waxaa la xaddiday duulimaadyada caalamiga iyo howlaha ganacsiga .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments