Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Isku duwaha ammaanka ee Rift Valley oo sheegay in berri howlgal amni...

DHAGEYSO:Isku duwaha ammaanka ee Rift Valley oo sheegay in berri howlgal amni laga billaabaya Baringo

Isku duwaha ammaanka ee gobolka Rift Valley Mr. George Natembeya ayaa sheegay in berri howlgal amni ay ka billaabi doonaan ismaamulka Baringo.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in howlgalka lagu bartilmaameedsan doono shakhsiyaadka sita hubka sharci darrada ah
Mas’uulkan ayaa carrabka ku dhuftay in ciidamada ammaanka ay sameynayaan wax kasta oo uu sharciga wadanka u ogolyahay si ay u soo afjaraan adeegsiga hubka sharci darrada ah ee loo adeegsado dhaca xoolaha iyo falalka kale ee amniga liddiga ku ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments