Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya 13 eedeysanayaal oo loo haysto xatooyada imtixaanada oo maxkamad la soo taagaya

13 eedeysanayaal oo loo haysto xatooyada imtixaanada oo maxkamad la soo taagaya

Waxaa la filayaa in maanta maxkamadda ismaamulka Nyamira ay ka soo hormuuqdaan 13 eedeysanayaal ah.
Shakhsiyaadkan ayaa lagu tuhunsan yahay in ay qayb ka noqdeen wax isdabamarinta dhanka imtixaanka qaran ee fasalka afaraad ee dugsiyada sare ee KCSE-da.
6 ka mid ah eedeysanayaasha ayaa arday ah halka toddobada kale ay yihiin shaqaale maareynaya imtixaanka shahaaddiga ah.
Wasiirka tacliinta ee Kenya Prof. George Magoha ayaa nasiib darro ku tilmaamay in ay weli jiraan shakhsiyaad warqado imtixaan oo been abuur ah ka iibinaya ardayda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments