Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Madaxweynaha Niger oo ra’iisul wasaare magacaabay

Madaxweynaha Niger oo ra’iisul wasaare magacaabay

Madaxweynaha cusub ee dalka Niger Maxamad Bazoum ayaa xilka ra’iisul wasaaraha wadankaas u soo magacaabay Ouhoumoudou Maxamadou oo horay wasiir u soo noqday.
Arrinkan ayaa shaaca looga qaaday digreeto ka soo baxday xafiiska hoggaamiyaha dalkaas.
Maxamadou ayaa ka hor inta aan xilkan loo magacaabin ahaa madaxii shaqaalaha ee madaxweynihii hore ee dalkaas Maxamadou Issoufou.
Waxaa uu sidoo kale sanadkii 1991-kii soo noqday wasiirkii macdanta iyo tamarta.
Maxamadou ayaa intii u dhexeysay 2011 ilaa 2012 ahaa wasiirkii maaliyadda ee Niger.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments