Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Dr Maxamad Gaboose oo sheegay inuu howlaha dhakhtarnimada iyo siyaasadaba isaga haray

Dr Maxamad Gaboose oo sheegay inuu howlaha dhakhtarnimada iyo siyaasadaba isaga haray

Dr.Maxamad Cabdi Gaboose oo ka mid ahaa dhakhaatiirta waa weyn ee Soomaaliya sidoo kalena ka mid ahaa siyaasiinta Soomaalida ayaa Sheegay Inuu Ka Fadhiistay howlaha Dhakhtarnimada Iyo Siyaasadii oo uu sanado badan ka soo shaqaynayay.
Dr Maxamad Cabdi Gaboose oo warbaahinta kula hadlayay Magaalada Hargaysa ee Xarunta Soomaaliland ayaa Sababaha uu shaqadii dhakhtarnimada iyo siyaasadiiba uga Fariistay Faahfaahin ka bixiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments