Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Iiran oo wajaheysa mowjadda afaraad ee cudurka COVID-19

Iiran oo wajaheysa mowjadda afaraad ee cudurka COVID-19

Dalka Iiraan ayaa wajahaya mowjadda afaraad ee cudurka COVID-19 .
Dhowr gobol oo ku yaala dalka Iiraan ayaa sheegay in ka walaac sanyihiin xaaladaha Covid-19 ee wadankaasi.
Waxaa ay intaa ku dareen in haatan wajahayaan mowjadda afaraad ee cudur sidaha Coronavirus.
Madaxweynaha Iiraan Xasan Rouhani ayaa sheegay in hadii la dhaqan gelin tilmaamaha lagama marmaanka ah uu dalka wajihi karo mowjadda afaraad ee cudurka
Dalka Iiraan ayaa tan iyo markii kiiskii ugu horreeyay laga qaxiijiyay bishii labaad ee sanadkii hore ay tirada xaaladaha Covid-19 gaartay in ka badan 1.9 milyan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments