Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Kenya oo aaladaha tirikoobka loo adeegsado ugu deeqday shan dal oo ka...

Kenya oo aaladaha tirikoobka loo adeegsado ugu deeqday shan dal oo ka tirsan Afrika

Madaxweynaha dalka Mr. Uhurru Kenyatta ayaa shalay u soo bandhigay dalalka Botswana, Koonfurta Suudaan, Mauritius, Sierra Leone iyo Namibia aaladaha farsamada ee teknolojiyada islamarkaana dalka lagu sameeyay oo dhan 45,000 oo wadamada uu adeegsan karaan tirikoobka.
Madaxweynaha oo gelinkii dambe ee shalay ka hadlayay aqalka madaxtooyada ee State House islamarkaana qalabkan deeqda ah ku wareejinayay dalalkan ayaa sheegay in Kenya ay diyaar u tahay in ay khibraddeeda ku saabsan teknolojiyada (ICT-da) la wadaagto dalalka kale ee Afrika.
Mr. Kenyatta ayaa xusay in taageeradan ay tahay mid ay ku dheehan tahay tixgelinta midnimada iyo walaaltinimada qaaradda.
Waxaa uu intaa ku daray hoggaamiyaha ugu sarreeya dalka in Kenya ay go’aan satay inay ugu deeqdo dalalkan aaladaha ka caawinaya dhanka tirakoobka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments